Maxamed Deeq Carab oo isku soo dhiibay ciidanka Dowladda (Daawo Sawirro)

Ciidanka milatariga Soomaaliya ee ku sugan degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa waxaa isku soo dhiibay dagaalyahan katirsanaa Al Shabaab, kaa oo qoraygiisa kala soo baxsaday kooxdii uu katirsanaa. Ninkan kasoo goostay Al Shabaab oo lagu magacaabo Maxamed Deeq Cabdulahi Maxamed (Carab) ayaa isku soo dhiibay ciidanka dowladda , waxa uuna sheegay in muddo ka … Continue reading Maxamed Deeq Carab oo isku soo dhiibay ciidanka Dowladda (Daawo Sawirro)